Waxan idiin hayna dhul iib ah raqiis ah goobtu wa galdogob mudug Somalia wa dhul sadex dhabo leh kuyala aag lajecel yahay qiimahiisu wa raqiis
Waxad daawan kadha muuqaalka ama wicikadha numbers ka saaran shaashadda muuqaalka waxaad reebikadha masega ama sa utaqan comment waxan kusii siinkara xooga faahfahin ah
Dhulku waa boqol boqol dheeri yelankara waxuu leeyahay sadex dhabo gawaridu madho waxaa daris la ah xarunta wayn ee shidaalka 3ccc waxa kalo daris la ah warshada dhismaha e umamulo gacal waxa kalo daris la ah xarunta gaadidka iyo birta axmeddeeq gagacamey
Waxa kasii muhiim ah waxuu kuyaala meel hadalka laga maqo dadka saaran gawarida maraysa laamiga garacad iyo jigjiga
Waxuu kudhegen yahay jidka isku xira laamiga iyo xafiiska degmada galdogob iyo guryaha hoyooyinka iyo kuleejka iyo iskuulka aayo
Waxa umuuqda jaamacada bariga Afrika iyo xarunta dabka tayo iyo Sidokale xarunta dabka nebko waxaa aad ugu dhaw xarunta wayn ee dabka tayo company
Dhulka waxa lajecel yahay in la isku gado balse walaga wada hadlikara qayb qayb
Faahfaahin dheeraad ah wac ama WhatsApp taleefannada kuqoran video ga shashadisa
Waxa qoray xogtan ano ah cabdulaahi siciid sh xasan
Waxan kuso gudbiyey daaraan.com iyo daaraan1 youtube ♥️ mahad sanid
0 Comments