daaraan qiso jacayl yuusuf iyo aamino qiso macan https://www.daaraan.com/2025/04/qiso-jacayl-yuusuf-iyo-aamino-qaybta.html
aamino iyo yuusuf waxay ahayeen daris ama dadki ood wadaagta aha waxay kuwada barbaarin daris nimo kool koolin aad ubadan yaran todina way wada ciyaari jireen markay qaangareen mid walba wax isku arkay jacayl xad dhaaf ah mana isu sheegan lasoco qaybta labaad. Qisadaan gaar utahay daaraan yutub iyo daaraan websayd
qaybti labaad saan bay kubilabatay
waxa ogaday jacaylka gabadha aabihi dhalay gabadha marka wuu qariyey asago u arkay jaanis somaray asago ufakaraya inuu xoolo helay madama uu aha danyar
yuusufna meelbu fakaraya asogo kafakaraya sidu wax ushegan laha cidwalbana wuka qariyey isago isleh ama lagugu dira ama laga guursada sidokale camay kudiida ninki yuusuf aha asna talabaka ceerin waxa dhici don gadaal baanka ogan doona
aamino ayaana way walwasha ayaado habba wax istusaysa mar walbana gadaal kabaqaysa jacayl wabalaye maxu udhibaya darisyada aamino waxay talo labalabayso caaqirki waxay talo kuday satay inay shegato jacaylkeda balse macalinki waxa maqna yuusuf yuusuf waxu kumaqna geel kabaxsaday qaboojin hore waxa uu ka baadi doonki inu kudheraday habeenki uukale omeel fog marka ay geelina waxu aaday roobka fog
aamino goaanki waxa kadhex galay geela baxsaday talana waysi rog rogaysa habeenkina masexato walilinkina ma hargasho howli waku adagtahay
yuusufna waxa umatanobay jacayl boga balbaliyey iyo baadidoon ku adkaday aduun holo badane
markay qaangareen mid walba isku arkay jacayl xad dhaaf ah mana isu sheegan lasoco qaybta sadexaad
0 Comments